Dembiyada waxaa loo baaraa sidan soo socotaKuvallinen versio
1. Dembi laga galaha ama qof kale baa oobi geeya saldhiga booliska.


2. Booliska baa howsha bilaabaya


3. Boolisku wuxuu arrinta u gudbinayaa xeerilaaliyaha. Xeerilaaliyuhuna wuxuu arrinta u gudbinayaa maxkamadda ama wuxuu go'aaminayaa in uu gudbin oo meeshaas ku dhammeeyo.


4. Maxkamadda baa arrinta ka fariisanaysa xukuna ka bixinaysa.


5. dembi laga galaha iyo kan dembiga lugu oogayba abiil bay ka qaadan karaan xukunka, haddii aanay ku qanacsanayn


6. Haddii xukunka abiil laga qaato arrintu waxay u gudbaysaa maxkamadaha sare. Maxkamadahaas baana go'aaminaya in abiilka la aqbalo in kale.