Codso kaalmo iyo caawimaadKuvallinen versio

Dembi lagaa galo wuxuu wax u dhimaa degenaanshaha qofka. Haddii khibradaas aad uga fekertid kaalmo raadso. kaalmada waxad ka heli kartaa xarumaha caafimaadka, xafiisyada arrimaha bulshada, heeganka dembi laga galaha iyo guryaha badbaadada.

Telefoono faa’iido leh

Telefoonka guud ee caawinta: 112
Telefoonka heegenka booliska:10022

Heegenka dembi laga galaha:

  • telefoonka caawimaadda: 0203-16116
  • talo siinta sharci yaqaanka: 0203-16117

Xarunta kufsiga dumarka:

  • laynka caawimaadda: 0800-97899
  • heegenka sharci yaqaanka: 0800-97895

Laynka dumarka: 0800-02400

Xarunta dadka islahadlay ee Finland

  • telefoonka caawinta: 0203 445566

Warbixin dheeraad ah waxaad ka heli kartaa internetka tusaale ahaan cinwaanadan soo socda:

www.oikeus.fi
Halkaas waxaad ka heli kartaa warbixin ku saabsan sida maxkamad saariddu u dhacdo. Xeerilaaliyaha, kaalmada sharci yaqaanka, xafiiska dad daymaha ka qasba, saraakiisha deeganka aad deggan tahay iyo cinwaanada internetka.
www.poliisi.fi
www.valtiokonttori.fi
www.rikosuhripaivystys.fi
www.tukinainen.fi
www.naistenlinja.com
www.turvakoti.net
www.mielenterveysseura.fi
www.apua.info
www.tuki.net